Maalin wanaagsan/habeen wanaagsan. Waxaan kuu sharixii doona wax kastoo ku saabsan cudurka corona. Cudurka ama caabuqa corona, waxa kaloo la dhahaa COVID-19. Cudarka coronavirus waxaa uu keeney isbedel badan. Ku dhufo ‘horay u wad’.