Maalin wanaagsan! Waxaan kuu sharixi doona Coronamelder-appka iyo habku ku shaqeeyo. Dhammaan waxaan dooneynaa inaan ka hor tagno faafida cudurka corona. Coronmelder-appka baa tani inaga caawinaya. Coronamelderku waa qaab ama app aad ku ridanis taliifankaaga.